Somaliland oo Hargeysa ku marti gelineysa tartan ciyaaro yaab leh (Daawo Sawirro)

Wafdi ka socda urur ay leeyihiin dalalka aan la aqoonsan ee Caalamka ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaana ay halkaasi kulamo kala duwan kula qaateen Mas’uuliyiinta maamulkaas. Ururkan oo lagu Magacaabo CONIFA oo ay ku mideysan yihiin xiriirada ciyaaraha ee dalalka aan wali helin aqoonsiga ayaa waxay sheegeen in magaalada Hargeysa lagu qaban … Continue reading Somaliland oo Hargeysa ku marti gelineysa tartan ciyaaro yaab leh (Daawo Sawirro)